maragfurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Sheegidda wax dhacay oo goobjoog loo ahaa la sheego. ld maragfurid.Wax dhacay oo goobjoog loo ahaa sheegid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
maragfuridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg maragfur². ld maragfur¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00