maragkicid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maragkac². ld maragkac¹.

maragkac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld maragkicid.
  2. Wax dhacay oo goobjoog loo ahaa sheegid.