maragsii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Cid marag ka dhigasho. ld maragso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maragso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld maragsii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur