marakaneeco

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dhar khafiif ah, dulduleel yaryar ah leh oo inta hab gaar ah loo tolo sariiraha korkooda lagu dedo, kaneecadana laga galo; sinsinyeeri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur