maraqow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. Hilib karis ka batay awgiis maraq noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur