marashee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-sheeyay, -sheysay)

Macnaha:

  1. ld marashiyee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

marashiyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yaysay)

Macnaha:

  1. Haween la qabo marashi siin. ld marashee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur