marashiyeysnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg marashiyeysan. ld marasheysnaan, marasheysnaansho, marashiyeysnaansh.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
marashiyeysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Qof haween ah wax arratiran ahaansho. ld marashaysan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
marasheysnaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld marashiyeysnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
marasheysnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld marashiyeysanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00