maraxsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maraxso. ld maraxsad, maraxsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maraxso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax dhaqaalaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maraxsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld maraxsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maraxsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld maraxsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur