marduuf
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-fyo, m.l/dh)
Macnaha:
- 1. Maro cad, culus oo loo isticmaalo shiraaca doonayaha. 2. Xirmo qaad ah oo ka kooban toban majood. 3. Xarig labaraab ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

