marjac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo,/-raajic, m.dh)

Macnaha:

  1. Buug cilmi badan ku qoranyahay oo wixii loo baahdo laga helo.