markhaatifuridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg markhaatifur². ld markhaatifur¹ (2).
markhaatifurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax caddeeya dhacdo. 2. ld markhaatifurid.Qof dhacdo uu goobjoog ka ahaa sheegid.