marmarsiinyoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. 1. Marmarsiiyo sheegid. 2. Ku m.: wax marmarsiinyo ka dhigasho. ld marmarsoo.

marmarsoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. ld marmarsiinyoo.