marnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maran. ld marnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. 1. Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho. 2. Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

marnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg marnow. ld marnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur