marnow
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-naaday, -naatay)
Macnaha:
- 1. Weel aan wax ku jirin noqosho. 2. Naas geel wax maraq lagu maray noqosho. 3. Qof jinni madaxa ka maray noqosho. 4. Gacan m.: qof cayr noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

