maro-masaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wiil, gabadh dabakeen ah ku mataansan oo la aaminsanyahay in uu falxad yahay. 2. Wan ama waxar dabakeen ku mataansan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur