marooqsoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Cid wax gacanteeda ku jira xoog kaga qaadasho. ld maroogso, maroorso.