Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg maroorsan². ld maroorsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)
Macnaha:
Wax maroor leh noqosho (xarig, maro iwm).
Wax maroor leh ahaansho (xarig, maro iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur