marqaamin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg marqaami. ld marqaansiin, marqaansiis, murqaamin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

marqaami

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Marqaan gayeysiin (qof). ld marqaansii, murqaami.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

marqaansiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld marqaamin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

marqaansiis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld marqaamin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

murqaamin