Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg marqan. ld maraqsanaan, maraqsanaansho, marqanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-amay, -antay)
Macnaha:
Wax maraq naasaheeda ku xiran yahay ahaansho (halirmaan). ld maraqsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur