marqin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg marqi. ld marqis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

marqi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Hal naasaha ka marid. 2. Hilib maraq u yeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

marqis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld marqin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur