marqo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-qaday, -qatay)

Macnaha:

  1. Hal irmaan afarteeda naas oo dhan ama qaar ka mid ah marasho, si aan loo nuugini ama loo lisin. ld maraqso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maraqso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld marqo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur