marriimidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg marriin². ld marriin¹ (4).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
marriinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dharka haweenka. 2. Daliig midab leh oo maro marsan. 3. Qalab haweenku isku qurxin darteed u gashadaan. 4. ld mariimid.1. Qof haween ah dhar ay xirato u gadid. 2. Maro daliig midab leh ku qurxin. 3. Maro, darin iwm midabbo u yeelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0