marsoobbaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-xyo, m.dh)Macnaha:Nooc halaqa ka mid ah, waabaayo halis ah leh oo dhif iyo naadir loo arko; wed-lasoobax; abris.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
abrisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo, m.dh)Macnaha:Halaq madow oo gaaban oo waabaayo halis ah leh, oo afka iyo dabada wax ku qaniina inta badanna aan suntiisa laga kicin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0