marsubaaliya

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-yayaal, ml./m.dh)

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Dir hoosaad ka tirsan naasleyda, hababka kala soocidda qaarkood dir hoosaadkan waxa loo yaqaanaa mataseria, marsubaaliyana waxay noqonaysaa duul ka tirsan dir hoosaadkan. Xubnaha dir hoosaadkan degaankoodu wuu xaddidanyahay, badankoodana waxaa laga helaa Ustaraaliya iyo koonfur Ameerika. Tus. “Kaanguruu”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur