martiqadis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qof aan martisoore ahayn. 2. ld martiqadin.

martiqadin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Martiggelindarro. ld martiqadis (2).