martiyeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg martiyee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

martiyee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)

Macnaha:

  1. Cid marti u noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur