marwaxad neefeed

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-dyo ..., m.dh)

Macnaha:

  1. (tegno.) Neef ka timid cadaadis motoor oo loo adeegsado motoor wax wareejiya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur