marwaxadi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld marawaxadi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

marawaxadi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax babbin. 2. Marwaxad wax ku qaboojin. ld marwaxadi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur