marxabbee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -beysay)

Macnaha:

  1. U m.: qof si wanaagsan u soo dhoweyn. ld marxabbeysii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur