marxin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg marxi. ld marxis.

marxi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax tashiilid. 2. Hilib marax ka dhigid.

marxis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld marxin.