masaafeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg masaafee.

masaafee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-feeyay, -feysay)

Macnaha:

  1. Naag la doonayo in la mehriyo weligeeda (waalid; walaal iwm) ka fogeyn.