masaafirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg masaafir². ld masaafurid, musaafurid.

masaafir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro/-riin, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof safar ah. ld masaafur¹, musaafur¹.
  2. Qof meel joogay ka dhoofid. ld masaafur², musaafur².

masaafurid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld masaafirid.

musaafurid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld masaafirid.