masaafirsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg masaafirsan. ld masaafirsanaansho, masaafursanaan, masaafursanaans.

masaafirsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Qof dalkiisa laga masaafiriyey ahaansho. ld masaafursan, musaafursan.

masaafirsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg masaafirsanow. ld masaafirsanaan.

masaafursanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld masaafirsanaan.