masaafirsanow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

Macnaha:

  1. Qof dalkiisa laga masaafiriyey noqosho. ld masaafursanow, musaafursanow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

masaafursanow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

Macnaha:

  1. ld masaafirsanow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

musaafursanow