masaariif

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Lacag joogto ah oo hal beri la biishado; biil. ld masruuf¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

biil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Kharash maalmeedka ama bileed; masaruuf.
  2. Kharash maalmeed cid bixin; masaruufid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

masruuf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Lacag, cunto iwm oo si joogto ah loo siiyo qoys, qof iwm. ld masaariif.
  2. Lacag, cunto iwm si joogto ah qoys qof, iwm u siin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur