masafo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Nooc ka mid ah maansada oo wadaaddada khaas u ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur