masallafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld musallif¹.ld musallif².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
musallifQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qof ganacsade ah oo xoolihii dhaafeen. ld masallaf¹, musallaf¹.Qof ganacsade ah qasaare aan wax u reebin la kulmid. ld masallaf², musallaf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0