masaxo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Maro yar oo wax lagu tirtiro. ld masaxad.
  2. Wasakh, boor iwm meel ka tirtirasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

masaxad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Maro, xaashi iwm oo wax lagu tirtiro; catir. ld masaxo¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur