masciideed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (c.nafl) Nooc masaska halista ah ka mid ah oo leh midab dhiin ah oo badanaa jooga dhulka cadduunka ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur