mashaariic

Qaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural

Macnaha:

  1. eeg mashruuc.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mashruuc

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo/-shaaric, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Dhismo lagu hirgelinayo qayb abuurta ilo dhaqaale, sida warshad, beer, iwm. 2. Hay'ad wax-soosaar oo badanaaba dawladi maal geliso. 3. Qorshe.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur