mashaqaysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mashaqaysan. ld mashaqaysnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mashaqaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax mashaqo hayso ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mashaqaysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld mashaqaysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur