mashaqoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mashaqow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mashaqow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. Mashaqo haleelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur