mashiingaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Qori boobe ah oo cago leh oo xabbadihiisu silsilad dheer ku taxanyihiin. ld mashiiggaan, mishiggaan.

mashiiggaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld mashiinggaan.

mishiggaan

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. ld mashiingaan.