mashiiqsasho

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. eeg mashiiqso. ld mashiiqsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mashiiqso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Wax la calalinayo dheecan ka nuugid. 2. Ka m.: sanqar afeed diidmo ah oo yasidi ku dheehantahay muujin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mashiiqsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld mashiiqsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur