maskabjaban

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Macnaha:

  1. ld maskarjaban.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maskarjaban

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Macnaha:

  1. Qof maskarjab ku dhacay ahaansho. ld maskabjaban, maskabjabsan, maskarjabsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur