maskan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-no, m.l)

Macnaha:

  1. Maro yar, madow daldaloollo yaryar leh oo haweenku madaxa saartaan, gambo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur