maskarjabin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maskarjabi. ld maskabjabin.

maskarjabi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cid sharafta ka qaadid. ld maskabjabi.

maskabjabin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld maskarjabin.