maskaxfareed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xannun badan oo madaxa qabta. ld madaxfareed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

madaxfareed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld maskaxfareed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur