masnac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo/-saanic, m.dh)

Macnaha:

  1. Warshad ama hooso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur