masruufidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg masruuf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
masruufQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Lacag, cunto iwm oo si joogto ah loo siiyo qoys, qof iwm. ld masaariif.Lacag, cunto iwm si joogto ah qoys qof, iwm u siin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00